Daawo:- Gaadhi Ku Dhacay Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha ka dhashay.

Hargaysa:-(OWN)- Gaadhi Nooca Waa Wayn ah Ee Xamuulka Qaada oo ay leedahay Shirkadda Hilibka Ee Maandeeq ayaa Ku Qalibmay Magaalada Hargaysa Gaar Ahaan Wadada Halbawlaha ah Ee isku xidha Berbera iyo Hargaysa, Gaar ahaan Xaafadda New Hargaysa, waxa hakad galay isu socodka Gaadiidka isticmaala wadada uu ku dhacay Gaadhigu, Faahfaahinta khasaaraha ka dhashay Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker