Madaxweynaha Somaliland oo U Ambabaxay Magalada Ceerigaabo

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka u ambabaxaya Magaaladda Ceergaabo ee xarunta Gobolka Sanaag.

Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa diyaarad ka raacaya Hargeysa,taas oo sida uu qorshuhu yahay ka degi doonta garoonka diyaaradaha ee Ceergaabo.

Madaxweynaha iyo waftigiisu inta ay Ceergaabo joogaan waxa ay xadhiga ka Jari doonaan mashaariic ay xukuumadiisu halkaasi ka hir galisay isaga oo kuwo kalena dhagax dhigi doona.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker