Dad Ku Dhintay Israsaasayn Dhex Martay Laba Ciidan oo Ka Wada Tirsan Maamulka Puntland

Ugu yaraan laba ruux oo midi shacab yahay ayaa ku dhintay israsaasayn ciidanka Booliiska Puntland iyo ciidamada Ammaanka ee PSF ku dhexmartay xeebta magaalada Boosaaso, goordhaweyd.
Ma cadda sababta iska-hor-imaadka keentey hase ahaatee ciidanka PSF ayaa inta badan suga ammaanka meelaha laga galo xeebta halkaasi oo dadweyne badan ay ku jimcaystaan maanta oo kale.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker