Wasiir ku Xigeenkii Maamulka Gobolada iyo Dagmoyinka ee Wasarada Arimaha Gudaha Somaliland oo Is casilay

Wasiir ku xigeenka Maamulka Gobolada Iyo Dagmooyinka ee Wasarada Arimaha Gudaha Somaliland Naasir Caydiid ayaa sheegay inuu is ka sacilay xilkii Wasaraddasi Waxanu yidhi;

” Waxan Cadaynaya Maanta oo Bishu tahay 6.6.2022 inaan iska casilay Xilkii Wasiir ku xigeen ee aan u hayaay Xukumadda Somaliland Waxanan isku Casilay Sabaabo aniga igaara Waxan u mahad celinay Mudada Sadexda Sano een soo Wada shaqaynay Madaxweynah iyo Wasiirka” Sidaa Waxa yidhi Naasir Caydiid

Ilaa hada lama garanayo Sabaabta keentay is casilada Wasiirka .

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker