Isku-aadka Champions League-ga ee Qaarada Yurub Oo Si Rasmi ah Loo Shaaciyay

Waxa Qabsoomay isku-aadka Horyaalka Kooxaha Qaarada Yurub ee loo yaqaan Champions League, waxana 16ka kooxood ee isku soo hadhay ay iskugu Hagaageen si layaab leh oo aan la filayn.

 

Kooxaha Manchester City iyo Liverpool ayaa u Socdaali doona dhinaca Caasimada Spain si ay ula kala ciyaaraan kooxaha real Madrid iyo Atlhanta Madrid.

halka kooxaha Chelsea iyo Tottanhan ay la ciyaari doonaan kooxo Jarmal ah.

Shaxda oo dhan ayaa u dhacday sidan

 

 

Borussia Dortmund vs Paris Saint-Germain

Real Madrid vs Manchester City

Atalanta vs Valencia

Atletico Madrid vs Liverpool

Chelsea vs Bayern Munich

Lyon vs Juventus

Tottenham vs Leipzig

Napoli vs Barcelona

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker