Dad Lagu Laayaay Magalda Boorama

Allaah Haw naxariistee saddex qof ayaa xalay lagu dilay Magaaladda Boorama.

Marka hore hal qof ayaa la dilay, balse markii dambe ayaa aano ahaan loo laayay labada qof ee kale.

Dilalkan ayaa ka dhashay muran dhinaca dhulka ah.

Maydadka saddexda qof ayaa la dhigay cusbitaalka Guud waxaana amaanka gacanta si buuxda ugu haya ciidamada Booliiska.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker