Prof Axmed Ismaaciil Samatar Oo Ka Dayriyay Mustaqbalka siyasadeed Ee Haweenka Somaliland
Prof Axmed Ismaaciil Samatar Oo Ka Dayriyay Mustaqbalka siyasadeed Ee Haweenka Somaliland, isagoo sanado kadib maanta masoo dhex muuqday madaxtooyada Somaliland.