Qaramada Midoobay oo cambaaereysay duqeymaha Sacuudiga iyo Imaaraadka ee Yemen

Qaramada Midoobay ayaa Sabtidi si kulul u cambaareysay duqeyn cirka ah oo ay diyaaradaha dagaalka ee isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudigu ka geysteen, xabsi ku yaalla magaalada Sacda ee Waqooyigalbeed ee dalka Yemen.

Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in weerarki Jimcihi ay ku dhinteen ku dhawaad 100 qof.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker