Soomaaliya: 59 Qof Ayaa Coronavirus Ugu Geeryooday, Halka Tirada Dadka Uu Ku Dhacayna Marayso 1,502 Kiis

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa qoraal ay ku daabacday barteeda bulshada ee Facebook waxay ay ku sheegtay inay heshay 47 kiis oo cusub oo ah xanuunka Coronavirus guud ahaan Soomaaliya.

Kiisaskani ayay wasaaraddu ku sheegta inay kala joogaan Puntland, Banadir, Somaliland iyo Koonfur-galbeed.

Qoraalka kasoo baxay wasaaradda ayaa u dhignaa sida tan:

”19 May 2020: Update on COVID-19 in Somalia.

> New cases confirmed today: 47
> Puntland: 19
> Benadir: 13
> Somaliland: 8
> South West: 7

> Male: 42
> Female: 5
> Recovery: 15
> Death: 2
————————————
Total confirmed cases: 1,502
Total recoveries: 178
Total deaths: 59”

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker