Xog Xasaasi ah oo oftiimisay Fashilka iyo Fadeexadaha Huursan ee Dul-hoganaya Doorashada Soomaaliya

Hargeysa (OWN)- Fashilka iyo Fadeexadaha Ku Qarsoon Doorashada Soomaaliya oo la soo bandhigay Soomaaliya waxa dhawaan la dooranayaa 275-ka xildhibaan ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Dalkaas.

Waxa la qiyaasay in Kursi kasta ay ku baxayso kharash gaadhaya $220,000 marka laysku geeyo lacagaha ololaha murashaxiinta u tartamaysa, lacagaha ka imanaya dhinaca shaqsiyaadka danaha siyaasadeed ka leh. Taasi waxay ka dhigan tahay inay 275 kursi ku baxayso adduun lacageed oo dhan $60 Milyan.

Iyadoo taasi jirto, waxa Soomaaliya ka jirta abaar ba’an oo saamayn ku yeelatay nolosha dadka reer Guuraaga ah, waxaana la shegayaa inay xaalad macaluul ah ku sugan yihin 2 Milyan oo Qof oo abaaruhu ku dhufteen.

Muuqaalka Hoose ka daawo Mujaahid Maxamed Maal oo si faahfaahsan uga hadlaya arrimahan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker