Madaxweynaha Oo Khudbad ka Hor jeedin doona Labada Gole

Madaxwaynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maalinta isniinta ee todobaadkan Khudbad sanadeedkiisa u jeedin doona labada gole qaran ee guurtida iyo Wakiilada .

Gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa xildhibaanada ku wargaliyey in maalinta isniinta ah 9 subaxnimo ay diyaar ku ahaadaan golaha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker