Tacsi Tiiraanyo Leh: Eng Maxamed Maskax Oo Aabihii Marxuum Jaamac Axmed Geeriyooday

Bahda Oodweyne News , waxay ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo eheladii, uu ka baxay Allah ha u naxariistee Marxuum Jaamac Axmed Yuusuf (Boosalaaye) oo shalay ku geeriyooday magaalada Oodweyne.
Waxaana Tacsida ugu dirayaa Eng. Maxamed Jaama Ahmed (Maskax) oo uu marxuumku aabahii ahaa, waxaana maanta marxuumka lagu aasay magaalada Oodweyne.

Marxuumka waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkana  midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii ay ka baxanayna  Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker