Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Ugu Jawaabay Wasiir Cabdillaahi Abokor
“Halkuu Innaga Dhuuman Lahaa Oo Uu Aamusi Lahaa, Ayuu Annagii Af-ka Nala Soo Galayaa” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Wasiir Cabdillaahi Abokor Ku Eedeeyey Musuqmaasuq Iyo Lunsigga Xoollo Ummaddeed.