UK oo dal ku gal ku meel gaar ah siineysa tiro ka mid ah xoogsatada ka imaanaya dalka dibaddiisa

Dowladda Britain ayaa sheegtay in dal ku gal ku meel gaar ah ay siin doonto tiro xaddidan oo shaqaalaha gaadiidka ah oo dalka dibaddiisa ka imaanaya si wax looga qabto cunno yaraanta ay sababtay yaraanta dawarallada kaxeeya gawaarida xamuulka.

Balse keliya shan kun oo dal ku gal ah ayay dowladdu soo saari doontaa, inkastoo khubarradu ay sheegayaan in loo baahan tiro intaas ka badan oo shaqaale ajaanib ah oo ka shaqeeya warshadaha digaagga.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker