Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan oo baaq u dirtay jaaliyadda soomaalida

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan ayaa farriin degdeg ah u dirtay jaaliyadda soomaaliyeed ee Suudaan isla markaasna ka codsatay bulshada inay ka fogadaan goobada dibadbaxyada ay ka socdaan.

 

Safaaradda ayaa barta bulshada ee Facebook soo dhigtay warqad ay ku qoran yihiin Teleefano, si ay ardayda iyo jaaliyadda soomaalidu ugu soo gudbiyaan hadii ay wax dhib ah la kulmaan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker