Dhegayso: Dib-u-dhacyada Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug , Maxaase Sabab U ah

Muddo ku dhowaad bil ka hor ah ayaa la filayey inuu furmo shirkii dib u heshisiinta ee beelaha maamul goboleedka Galmudug, hase yeeshee furitaanka shirkaasi ayaa ugu yaraan laba jeer dib u dhacay arrimo farsamo iyo kuwo siyaasadeed dartood.

Guddiga qabanqaabinaya shirkaasi ayaa mar kale sheegay inay diyaar u yihiin furitanaka shirka toddobaadkan.

Warbixintan waxaa noo soo diray weriyahayaga Cabdiwaaxid macallin Isxaaq.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker