Wasiir Ciise Kayd Oo Shaqadii Ka Joojiyay Wakiilkii Somaliland France U Joogay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamuud ayaa la sheegay in uu shaqadii ka joojiyay Wakiilkii Somaliland u joogay Faransiiska.
Warkan oo uu baahiyay Telefishanka Horyaal ayaa intaasi ku daraya in shaqo joojintani ay ka dambaysay ka dib markii waraysi uu wakiilku uu bixiyay uu ku sheegay in mar walba uu taageersan yahay Djabouti isaga oo xilligaasi ku sifeeyay in ay tahay dal magaciisu uu ku faafay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker