Bileys keenu ma lo,a baa
Bileys keenu ma lo,a baa
Keene iyo kordhiye
Keene .waaryaa kordhiye saaxiib qoladan bileysi ee haddii
Inan yaroo shalay la magacaabay uu diro iska dhaqaaqaya
Ee aan odhan karayn waxan sharcigaan noo fasaxayn ee aad
Moodo inay wada doqon yihiin .
Kordhiye . saaxiib waxa ka sii daran marka shacabku dhaliil
Usoo jeediyana waa wada fariid xunbaynaaya oo aad moodo
Taba barka qudha ee la siiyay inuu yahay siday shacabka ugu
Jawaabaan .
Saaxiib waxaad moodaa inay lo,a yihiin ama adhi baraara
Annakaa wax aragnay.
Immika waxay umuur muurtama yaan abwaan laab salaax oo
War runa sii daayay .
Runtiina shacabka S/LAAN dalkooda nabad kuma haystaan
Waxaanay ka baqayaan wasiir iyo bileys labaduba jaahila
Oo ciyaarta isla bartay iyo tacadiyada lagu hayo shacabka.
Guuleed liibaan snm1710@livecom




