Ceeb & Fadeexad Bey ku Tahay Xukuumada inay Tidhaa Waanu iibsaneynaa Xildhibaanada Gudoomiyaha Waddani Ee Dalka Sweden Maxamed Cabdilahi Kahin
Ceeb Bey ku Tahay Xukuumada & Aflagaado ay u Geysatey Shacabka & Xildhinaabada in Xukuumadu Tidhaahdo Waanu iibsaneynaa Xildhibaanada, Maxamed Cabdillahi Kahin Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Sweden,