Maxaa ka jira in Maxamuud Xaashi Dareersadday Cudduddii Taageero Ee KULMIYE.

Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi, Siyaasiyiin Miisaan Culus Ku Leh Somaliland, Isla-markaana Hore Uga Tirsannaan Jiray Xisbiga KULMIYE iyo Mudaneyaal ka tirsan Golaha Wakiiladda, Ayaa Saaka Magaaladda Hargeysa Kaga Dhawaaqay Urur Siyaasaddeed Cusub oo Lagu Magacaabo KAAH.

Aqlabiyadda Taageeraddii Xisbi Xaakimka KULMIYE Oo Saaka Si Rasmiya Ugu Biyo Shubantay Urur Siyaasaddeed KAAH. Iyaddoo Ay Dhirbaaxo Iyo Dhabar Jab Weyn Ku Tahay Jiritaanka Mustaqbalka Ee Xisbiga KULMIYE, Maaddaama Oo Uu Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Si Weyn Gacanta Ugu Hayo Taageerayaasha KULMIYE Hore Ugu Xisaabtami Jiray. Iyaddoo Ay Walaac Weyn U Tahay KULMIYE Iyo Madaxweyne Biixi Siddii Uu U Sii Jiri Lahaa Ama Saaxadda Siyaasadda U Sii Joogi Lahaa KULMIYE.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker