Trever Noah Oo Barnaamijka ‘The daily show’ Oo Kaga Hadlay Israa’iil iyo Falastiin

Majaajileystaha caanka ahna soo jeediyaha barnaamijka caanka ah ‘The daily show’ ee lagu maadeysto ayaa  u dhashay waddanka Koonfur Afrika Trever Noah wuxuu ka hadlay xaaladda sii xumaanaysa ee Israa’iil iyo Falastiiniyiinta.

 

Trever Noah ayaa waxaa ku xidhan barta uu ku yeelayahay youtube-ka ku dhawaad 10 million waxaana uu  sheegay inuu  aad uga damqaday Rabshadaha cusub ee u dhaxeeya Israa’iil iyo Falastiiniyiinta.

Halkan hoose ka daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker