Puntland Oo Si Kumeel Gaara U Hakisay Goobaha Waxbarashada Cudurka COVID-19 Awgiis

Guddiga COVID-19 ee Puntland ayaa si ku meelgaar ah u hakiyey Dhammaan Howlaha Waxbarashada ee ka socda Goobaha Dugsiyada aas-aasiga ah , Macaahidda iyo Jaamacadaha , waxaa Waxbarashada lagu sii wadi doona Barnaamijka fogaan aragga .

Dadweynaha reer Puntland waxaa la faray inaanay  isugu imaan karin Goobaha cilaajka iyo madalaha dadweynuhu isugu yimaadaan,si looga feejignaado halista Cudurka COVID-19 oo soo laba kacleeyey.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker