Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Hal Sano Oo Xabsi ah Ku Xukuntay Laba Wiil oo Youtubers ah

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ee Hargeysa ayaa toddobaadkii hore hal sano oo xabsi ah ku xukuntay laba wiil oo Youbers ah, kuwaasi oo Prank ku sameeyay nin tagsiile ah.

Nooca Prankiga ayaa ahaa nin laga soo dhigay Mayd oo lagu daadiyay dushiisa fiintoo, kadibna labada wiil ee Youtuberska ah ayaa Tagsiilaha u yeedhay kuwaaasi oo doonayay in ay saaraan ninka maydka loo eekaysiiyay, balse Tagsiilihii ayaa ka cararay, kadibna saldhiga booliska kasoo dacweeyay, iyadoo markii danbena xabsiga loo taxaabey

Maxkamadda ayaa ku eedaysay labadan wiil khalkhal gelin amni.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker