Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maalinta Isniinta Hortagi-doona Golayaasha qaranka.

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland mudane, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ku wargaliyay in madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi uu khudbad sanadeedkii ka hor jeedin doono golayaasha qaranka.

Guddoomiye waxaa uu mudanayaasha ku adkeeyeen in maalinta Isniinta ay sagaalka subaxnimo ay ka soo xadiran xarunta golaha baarlamaanka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker