Odayaal Cabasho Ka Muujiyay Xildhibaan Kijaandhe Oo Jidh Dil u Gaystay Wiil Banjarle ah

Xildhibaan kijaandhe oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland oo Jidh Dil u Gaystay Wiil yar oo Banjarle ah .

Qoyska wiilka yar ayaa warbaahinta u sheegay in xildhibaanku Bixin Waayay Lacagtii Taayirada loogu Banjariyay ka dib Halkaasi la isku Af-dhaafay kadibna la sheegay inuu Xildhibaanku soo kaxaystay Dhalinyaro kuwaasi jidh dil u gaystay wiilkaasi yar.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker