Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay guddi ka shaqeeya hawlaha gurmadka

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Bare, ayaa magacaabay guddi.

Guddigani ayaa u hawl galaya gurmadka masiibadii qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Guddiga ayaa wuxuu ka shaqeyn doonnaa hubinta iyo la socoshada qasaarihii ka dhashay qaraxyadii dhacay, iyo fidinta gurmad deg deg ah.

Guddiga ayaa waxaa kamid ah wasiiro, wasiir kuxigeenno, iyo mas’uuliyiin kale oo katirsan dowladda Soomaaliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker