Talo ku socota Ciidanka booliiska

CABASHOOYIN DADWEYNAHA EE AY KA CABANAYAA BOOLIISKA

IYO TALO KU SOCOTA JANANKA GUUD EE CIIDANKA BOOLISKA

Mudane Taliye waxaa isa soo taraysa cabasho badan oo shacabka Somaliland  ka qabaan booliiska si-gaara waxaa baadhista ee saldhigyada booliska  taliye waxaan kusoo jeedinayaa inaad dabagal buuxa ku sameyso saldhigyada booliska caasimada hargeysa madaxyada danbi baadhista ee casimada waxay ku dhex milmeen dacwadaha dhulka waana meelaha cadalada booliska oo ah in ay kiisaska baadhan ay had iyo jeer ka qaloocatay iyogoo shacabka ula dhaqma in ay kusoo eedeyaan criminal halka ay jiraan iney si cadalada kiisaska u baadhan waxaad toos u arkeysa laba muwadin oo dacwadi ka dhaxayso iyagoo isticmalaya power waliba raacaya hadba kii xaga jeebka ku roonada

Taliye shacabku aad ayay adiga kaga mahad sheganayaan lakiin waxaa laga codsaayaa inaad reform ku sameyso madaxyada danbi baadhista saldhigyada  oo aad usoo xusho  dad ilahay ka cabsanaya aana lahayn wax balwada taas keliya aaaya wax ka bedelaysa , shacabku waxay ka sugayaan inaad si degdega howlaha wax uga qabato

Alla mahad leh

Mukhtar miigane

Gobolka Gabilay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker