Xukuumadda Somaliland Oo Itoobiya Ku Wareejisay Muwaadin Itoobiyaan Ah Oo Ku Dhibaataysnaa Jidadka Hargeysa.

Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshadda Iyo Qoyska Ee JSL, ayaa Dalka Itoobiya  Ku Wareejisay Muwaadin u dhashay Dalkaas oo ku dhibaataysnaa jidadka Caasimadda Hargeysa.

Sida lagu Sheegay Qoraal ka soo Baxay Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arimahan Bulshadda Iyo Qoyska Ee JSL oo nuqul ka mid ahi nasoo gaadhay  ayaa Isagoo dhamaystiran u dhignaa sidan:-

 

“Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Jamhuuriyadda Somaliland Waxaa u suuragashay iyada oo kaashanaysa madaxda Safaaradda Dalka Ethiopia ku leedahay Somaliland iyo Xafiiska Bulshada ethiopianka ah labadaba in dalkiisi Hooyo lagu celiyo, isla markaana ay kaafalo qaado Dawladda Ethiopia oo ku sugaysay Xuduudka Ethiopia ee dhanka Wajaale.

Aabe ilme yar haystay oo ku dhibanaa shaaracyada caasimada dalka.
iyada oo ay wasaaradu gacanta ku haysay muso laba usbuuc iyo badh”.

Todobaad kahor ayuunbay ahayd markii aan halkan idinkula wadaagay qoraal iyo sawiro argagaxleh oo la xidhiidhay nolosha Aabahan iyo ilmihiisa yar oo ku darxumaysnaa suuqa Hargeysa”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker