Dhegayso:Dacwadda soo jeedinta Xil-ka qaadista Trump oo Senate-ka ka billaabatay

Dooda la Rabo in Maxkamadda lagu soo  Taago  Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si buuxda uga dhex billaabatay Aqalka Senate-ka ee Mareyknaka maalintii Talaadada ahayd ee shalay iyadoo uu jiro Loolan la Xidhiidha xeerarka Xukumaya si kiiska dacwadda horay loogu sii Ambaqaado.

 

Waa markii saddexaad ee Taariikhda Mareykanka ay Senetarradu u codeyn doonaan Go’aan ka gaadhista haddii ay tahay in Madaxweynaha xilka laga qaado.

 

Xubnaha Xisbiga Dimuqraadiga ee Kongareeska ayaa ku doodaya in markhaatiyaasha loo oggolaado inay marag furaan si ay taasi gacan uga geysato kiiskooda Trump ee ah in uu ku xadgudbay Awoodda Madaxwayne-nimo

WARKAAS OO FAAHFAAHSAN HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker