Qof Shaqaale Ah Haduu Shaqada Ku Dhinto Xaqiisa Yaa Ka Masuul Ah?

Xildhibaan Axmed Xaashi Cabdi Shiil, kana mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland, ayaa sheegay in loo baahan yahay in in xeerka shaqaalaha rayidka ah qodobkiisa 56-aad, farqadiisa 1-aad la waafajiyo shareecada Diinta Islaamka.

Qodobkaasi 56-aad, farqadiisa 1-aad ee xeerka shaqaalaha rayidka ah ayaa ka hadlaya cidda ay habboon tahay in loo raaco magta qofka shaqaalaha, haddii ay dhacdo in uu ku geeriyoodo goobtiisa shaqo isaga oo guddanaya waajibaadkiisa.

Halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker