Maxaad Ka Taqaan Musharaxa madaxweyne Ku-xigeenka xisbiga Dimuqraaddiga Ee Mareykanka Kamala Harris
Musharaxa madaxweynaha dalkan Mareykanka ee xisbiga Dimuqraaddiga, Joe Biden, ayaa madaxweyne ku xigeenkiisa u xushey Kamala Harris, doorashada bisha November dalkan ka dhaceysa.
Mr. Biden ayaa bishii hore weydiistay Harris inay noqoto ku xigeenkiisa ku wehlineysa doorashada ay kula baratamayaan Madaxweyne Trump iyo ku xigeenkiisa Mike Pence oo doonaya in mar kale dib loo soo doorto.
Hadaba Harris waa qofma?