Tartanka ciyaaraha goboladda Somaliland oo meel xasasi ah maraya iyo ciyaaraha maanta dhacaya

Maanta Waxa la ciyaarayaa laba ciyaarood oo ka kala tirsan labada guruub ee A iyo B waxana kala ciyaaraya afarta gobol ee kala ah

Maroodijeex Vs Saraar kana wada tirsan gurubka A waxana kula jira Gobolka Hawd iyo Buhoodle

Halka ciyaarta labaad na la ciyaaraya galabta gurubka B  Xaysimo VS Daadmadheedh

Waxad ciyaarahan kala soconta karta dhanka Live score  , https://somaliscore.com/

Maroodi-jeex vs Saraar

Xaysimo – Daad-Madheedh

 

 

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker