Xilalka Iyo Takhasuska

Ragga iyo dumarka si dhab ah u bartay SHARCIGA, DHAQAALAHA IYO SAXAAFADDA xagga hoggaaminta iyo xilalka waaweyn way uga dhaw yihiin kuwa kale. Ma runbaa?

Tusaale:

Kamala Harris: Joe Biden ayaa u magacaabay xildhibaan Kamala Harris inay noqoto ku-xigeenkiisa. Waa haweenaydii ugu horraysay ee madaw ah ee booskan qabata, haddii xisbiga dimuqraadigu guulaysto.

Sidoo kale, waa haweenaydii saddexaad ee loo doorto kuxigeen musharrax. Labadii ka horeeyay (Sarah Palin, 2008 iyo  Geraldine Ferraro, 1984) ma ay guulaysan.

Kamala Harris, takhasuskeedu waa SHARCIGA waxa ay noqotay haweeneydii ugu horreeysay ee madaw ah oo noqota xeer ilaaliyaha guud ee gobolka California oo ah gobolka ugu dadka badan Mareykanka.

 

W/Q: Mustafe Aadam

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker