Dalka Ruushka Oo Noqday Dlkii u Horeeyay Ee Soo Saaray Tallaalka Caabuqa Covid-19
Dalka Ruushka ayaa ku dhawaaqay innay noqdeen dalkii u horeeyay ee xaqiijiyay islamarkaana soo saaray tallaalka caabuqa Covid-19.
Madaxwaynaha dalka ayaa si rasmiya u xaqiijiyay innay guul wayn ka gaadheen loolanka loogu jirey xal u helida xanuunka karoonaha.