Xukuumadda Somaliland Oo Dib U Furtay Seeraha Banka Aroori Ee Gobolka Togdheer.

Waxa furitaanka Banka Aroori ka hadlay isuduwaha wasaaradda xannaanada xoolaha iyo horumarinta kalluumaysiga Cabdi Muuse Jaamac (Hindi), oo sheegay in wakhtigan baahi weyn loo qabay in la furo Banka Aroori si xoolaha ku dhaqan duleedka magaalada Burco u daaqaan calafka ku yaala Bankaas, isaga oo intaas ku daray in markii la xidhayey Bankaas looga dan lahaa in xiliyada adag lagu badbaadiyo xoolaha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker