Wariye cabdi maalik Coldoon oo Maanta La Horkeenay Maxkamada Rafcaanka
Waxaa maanta maxkamada racfaanka Gobalka Maroodi-jeex ka bilaabmatey dacwada Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon .
Coldoon waxaa hore Danbi ugu weyday maxkamadda gobolka Maroodi-jeex , waxaana uu hada xidhan yahay in ka badan 8 Bilood.




