Daawo: Garaad Cabdiqani oo si Ballaadhan Loogu soo dhaweeyay Magaalada Widhwidh ee Gobolka Cayn
Daawo: Garaad Cabdiqani oo si Ballaadhan Loogu soo dhaweeyay Magaalada Widhwidh ee Gobolka Cayn, Soo dhawayntan oo u Muuqatay mid aanay u Kala Hadhin Bulshada Qaybeheeda kala duwan sidii ay u dhacday Halkan Hoose ka Daawo:




