Majaajiliiste Qosolkiisa Caan Ku Noqday Oo Geeriyooday

Majaajiliistaha reer Spain Juan Joya Borja, oo qosolkiisa caanka ku noqday  caalamka  oo dhan  ayaa geeriyoday isagoo 65 sano jir ah.

Waxaa sifiican loogu yaqaan naaneyskiisa El Risitas, ayaa caan ka noqday internetka, Wuxuu ku dhintay galabnimadii Arbacada Isbitaalka Jaamacadda Virgen de Rocío sida ay sheegtay warbaahinta gudaha.

 

Halkan hoose ka daawo sheekada saxuuntii ay qaaday badda.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker