MAXAA HAYSTA S/LAAN
Maxaa haysta S/LAAN
KEENE IYO KORDHIYE
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib immika sidaasuun ayaan
Wax ueegayaa waanan la yaabanay tolow miyay waalan yiin
Mise way miyir qabaan inteebay se waxani soconayaan
Oo dadweynuuna daawanayaan bal saaxiib ii waran.
Kordhiye. Saaxiib kuu warramay waxan aad aragto waalagula arkaa
Wax walibana wakhtibay leeyiin ay soo geba geboobaan.
Midbaan odhan galbeedka umay wacnayn inay darajadan qabtaan
Si loo tuhunsanaado aadbaan uga xumay in la ogaado guda hooda hoose
Immikana waxaan ilaahay ka baryayaa inay arintu dagaal la,aan innagu dhaafto
Oo aanay noqon iska kay xoree sidii faqashtii.
Guuleed liibaan snm1710@livecom.uk




