Tacsi Tiiraanyo Badan: Gudoomiyihii Gobolka Togdheer

Cabdirashiid Cismaan Xaashi  Iyo Cabdirashiid Jaamac Kaahin  oo  ku hadlaya Magacooda , iyo Magaca Qoysaskooda  Waxay  Dhambaal Tacsi ah Gaadhsiinayaan   Qoyska, Qaraabada iyo Ehelka iyo Guud ahaanba Shacabka Togdheer iyo Reer Somaliland ee uu Ka baxay Marxuum Gudoomiyihii Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi oo xalay geeriyooday.
Waxa uu Marxuumka Illaahay uga barayayaan  in uu janadii Fardawsa Ka Waraabiyo, Qoyska,qaraabada,Ehelka, iyo Dhamaanba Shacabka Somaliland ee uu Ka baxayna Eebe Samir iyo Iimaan saadiq ah in uu ka Siiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker