” somaliland odayaal àyay halkaa kuusoo gaadhey” .

” somaliland odayaal àyay halkaa kuusoo gaadhey” .

1884 cahdiyaddii saamaha waxaa la galay boqortooyaddii ingiriiska odayaashi beelaha, heshiisyadaasina waa kuwii aynu xornimadda ku heley 1960 .

1960 dawladnimadii somaliland hashey waxaa tuuray axsaab , siyaasiyiin iyo mutacalimiin iyagoo dawladii dhamayd wareejiyay iyagoo aan heshiis qoran, nootaayo aan qoran xitaa aan xaashi badhkeed qoran.

1991 somaliland mar kale waxaa ku dhawaaqay odayaashii beelaha , iyagaa dhisay oo intaas dhoob dhoobayay , halka siyaasiyiintu ahaayeen kuwa la heshiisiinayay ee mar walba iyaga la kala celinayay.

Si kastaba ha ahaatee somaliland maantana sadex xisbi ayaa is haysta sidii caadada ahaydna siyaasiyiintii xisbiyadda odayaashii ayaa dhex dhexaadiyay oo heshiis dhex dhigay, somaliland na sideedaba odayaasha ayay halkaas kusoo gaadhey.

W/q Xildhibaan Guruuje

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker