Daawo: Wararkii u dambeeyay ee Dagaalka Libya iyo Jabhadii Xafter oo Cagta la mariyay.

Daawo:Wararkii u dambeeyay ee Dagaalka Libya iyo Jabhadii Xafter oo Cagta la mariyay. Afhayeenka Dawlada La Aqoonsan yahay ee Dalka  Libya ayaa Wakaalada Wararka ee Anadulo u sheegay inay Gabi Ahaanba Qabsadeen Todoba Magaalo oo Ku Teedsanaa Xeebta Galbeed ee Dalkaasi

Soona Rideen Diyaarad ah Noooca Bilaa Duuliyaha ah oo ay Leedahay Dawlada Imaaraatku.

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker