Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska ku wajahan danyartajilicsan

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska ku wajahan  danyarta jilicsan

 

Waddamada hore u maray waxay gadhwadeen ka dhigtaan inta uu qofku aqoon leeyahay laguma raaco qaabiil lagu lugo,ay kii soo doortay iyo kii aan dooranba aan  dan ka lahayn maatida jilicsan in loo naxariisto  baahan ha la dhowro

waxaa na soo jiity quruxda caasimdda dalk hargaysa iskii isu aqoonsaday ee jamhurayadda barakaysan ee Somaliland marka ay bulsho waliba marka dalkeeda  aqoonsato ayaa  aduunkuna aqoonsankara

 

lama huraan caws jilaal

Waxaa laga yaaba in kuwa danyarta loo bixiyey in ay aakhiro jannada uga horreeyaan kuwii u bixiyey

Waxaa na soo jiidatay labada xusbi qaran ee u bahoobay  danta dalkooda ucid iyo waddani una bahoobay in ay dawladda wax la toosiyaan.

Hanbalyo guddoomiya xusbiga ucid ee   mudane Faysal cali xuseen xusbiga caddaladda iyo daryeelka dadka jilisan  aqonsiga uu ku maamusay  guuddoomiyaha dawladda hoose ee berbera mudane cabdishakur ciddin

Talo

 

1 ila laga fikiro sidii  homar la tabaan loo dalka gaadhsiin laha.

2 oo ay noola muuqato horta in laga baxo yooyootanka.

3 in casimadda biyaha lada wada  gaadhsiiyo

4 si aan muwaddaniinta dalka ku xaq wada leh qaarna loogu booyado dhaamiyo qaar beeraha ku waraabsan.

Ha dhiman adoo wax dad dhexeeya kugu maqanyihiin

Ha dhisan guri booli qaran laga dhisay hal xaraan ahi nirig xalaala ma dhasho

Allah ayaa mahad oo dhan iska leh

Deeq cabdi digale khayr ayeynu isku ognay

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker