Daawo: Madaxwayne Ordegan oo Tira-tireeyay Muslimiinta ka Dib Qorshaha Trump ee Falastiin
Daawo: Madaxwayne Ordegan oo Tira-tireeyay Muslimiinta ka Dib Qorshaha Trump ee Falastiin. Mr Ordegan ayaa Muslimiinta Caalamka ku Booriyay inay Hurdada ka kacaan . Waxaanuu Tilmaamay in Yuhuuda iyo Maraykanka uu Damacoodu mid Badheedh ah isla markaana ay ka duulayaan Hurdada ay ku jiraan.