Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Marxuumada xaawa muumin godaad oo ku geeriyoote y magaalada Borama maanta.

Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Marxuumada xaawa muumin godaad oo ku geeriyoote y magaalada Borama maanta.

Kadib salaadii duhur ee maanta   Waxaan  lagu aasi donaa qabooraha ku yaala galbeedka magaalada borama innaa lilaahai wa inna ileyhi raajicuun .marxuumada waxaa si wayn looga yaqaaney magaalada saylac iyo magaalada borama.

Marxuumada waxaa aad looga yaqanaa guud ahaan gobolka Awdal.

Waxaan tacsidan u dirayaa  ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdey marxuumada Xaawo muumin godaadwaxaa   aas qaran loogu sameyn donaa magaalada borama.

Ilaahay ha u naxariistee Marxuumka .

Ilaahay waxaan Uga baryaynaa in uu marxuumada naxariistiisa ku galiyo janatu fardusa.ehelka iyo qaraabadiina ay ka baxdeyna samir iyo iimaan ka siiyo amen.dhamaan waxaan ka tacsiyeyneynaa reer godaad & suldaanka guud beelaha bahabar celi oo ay ahayd hooyadii.

Inna Lillahi Wa Inna Ilayhi Raajicuun..amen amen amen.

Si gaar ah waxaan tacsidan u direynaa suldaan sanbuuran iyo dhamaan qoyska reer Godaad.

Dadka tacsidan diraaya waxay kala yihiin.

1- Maxamed jeex yoonis 

2- xasan jeex yoonis 

3- xuseen jeex yoonis 

4- maxamuud muuse yoonis 

5- syaad Daahir camuud 

6- mustafe muumin muuse geele 

7- sahal Abdilahi Diiriye ( wadad yare)

8- Xildhibaan xasan muxumed cumar 

9- Xildhibaan mukhtaar cabdilaahi Du,aale (indho sheeg)

10- Xildhibaan Daahir barkhad cali (Daaliye)

11- siyaasi Axmed ismail 

12- Xildhibaan Ibraahim Axmed liiban 

13- xuseen jaamac Diiriye (boonta

14-cabdirashiid miishaar ( macaane)

15-xoghaye xasan y riraash

16- coronel cawil abiib barkhadle

17- xildhibaan mustafe xasan cabdilaahi

18- general cabdicasiis

19- taliye axmed cabdilaahi nuur

By maxamed jeex 

Borama somaliland 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker