Eedeysanayaal Loo heysto Dilkii Gudoomiyihii Degmada Hodan Oo La Horkeenay Maxkamada

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka billowday Dhageysiga Eedeymaha rag loo haysto Dilka Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise Dhagajuun.

Marxuum Dhegajuun ayaa Bishii January ee Sanadkan u geeriyooday rasaas ay ku fureen Ciidamo ka tirsan Boliiska Soomaaliya.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker