Sannadkan dhammaanaya maxaad ka xasuusataa?

FG: Kafog siyaasad

1. 2019ka Sanadkii xujayda badan ay gudan kariwaayeen xajkooda sobobo tabaabulsho la’aaneed

2. 2019ka Sanidkii Somaliland ugu xafiiltan Siyaasadeed badnayd.

3.2019ka Sanadkii Jabhadaha ugu badan S.land kadilaaceen.

4.2019ka Sanadkii Sixir-bararka Sarifka Somaliland la daweeyey, Qiimaha Somaliland Shillings kuna kor ukacay.

5. 2019ka Sanadkii kalmadda ILA-MEERAYSADU meel martay. Xitaa Hees ayaa laga sameeyey iyo waxkaloo badan.

6. 2019ka Sanadkii hal wasaarad oo Qaran Somaliland ah 3 wasiir isku waydaarteen. Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka….cajiib.

7. 2019ka Sanadkii aan arko Mayor iyo Maxkamadda oo ku murmaysa Dhulalka la isku haysto..MASAAJID iyo Meeting ayaa la dhex marshay mawjadahani.

8. 2019ka Sanadkii Maqaaxiyaha ee magaaladda Borama.

9. 2019ka Sanadkii Jaamacaddaha la qiimeeyey ee Amoudina awoodeeda caafimaad muujisay Edna University kaga cabaadisay Jaamacadda kale oo la kool koolinjiray.

10. 2019ka Sanadkii Calanka Somaliya ama Dharla Buluugaa la isku xidhay.

11. 2019ka Sanadkii saxaafaddu Somaliland ugu oohinta iyo calaacalka badnayd.

12. 2019ka Sanadkii Somaliland wada SIYAASIGA noqotay.

13. 2019ka Sanadkii Soomaliland loogu oohinta badnaa.

14. 2019ka Sanadkii reer Borama Bookfair qabsadaan, awal qaban qaabiyayaal uunbay ahaayeene.

15. 2019ka Sanadkii Hargeysi ugu dad badnayd. Diaspora businesses persons kuna aadka  ugu ambabaxeen.

16. 2019ka Sanadkii reer Hargeysa baxsheen Dhismaha anaa lehe ii fikir oo furo sanad dabadiina anaa kugu damciye iskadaal.

17. 2019ka Sanadkii u horeysay ee shaqaala BBC SOMALI ahi qalo hal sano oo UNPAID LEAVE ah. Sxbkay #Abdirsak_Atosh.

18. 2019ka Sanadkii Sagaashamaadkii dabadii Gudi Dhex-dhexaadini si adag ku taliso isla markaana lawada aqbalay.

19. 2019ka Sanadkii u horeeyey ee maqaaxi 30 daqiiqo kaliya la fadhiyi karo laga furay dunida. Tana Soomaali looga dan lahaa.

20. 2019ka Sanadkii dhalinta ubadani guursatay Somaliland.

21. 2019ka Sanadkii reer Somaliland caawiyeen reer Baladeyne iyadoo SAYLAC na roobabku baa-biyeen.

22. 2019ka Sanadkii Madaxenahii u horeeyey ee Somaliland matala usafray AFRIKADA galbeed isagoo helaaya casuumad maqaam sareysa. Isla markaana ka cadhaysiiyey madaxkale.

23. 2019ka Sanadkii Somaliland ugu caways Badnayd.

24.  2019ka Sanadkii uhoreeyey ee ay dhacdo in 2 fanaan oo Somaliland usoo safray bandhigooda lagu kala arin duwanaado. (CAWAALE IYO F.KABAYARE).

25. 2019ka Sanadkii Numberka GAWAADHIDA Somaliland dib loo badalo. Alla kii hore quruxbadnaayaa dhib yaraayaana.

26. 2019ka Sanadkii u horeeyey ee shaqaala hooseed meherad ganacsi ushaqaysa xaqeedii loo raadiyo.

27. 2019ka Sanadkii u horeeyey ee dhul Soomaaliyeed Ayax lagu Karsado. Isla sanadkii u horeeyey ee qalab lagula dagaalamo Somaliland keensato.

28. 2019ka Sanadkii u horeeyey ee nin reer Muqdisho  oo Madaxweyne hore ahi ugu dhaarto inuu Madaxeyne kale oo ka awood badan ugu hanjabo inuu Muqdisho saari.

29. 2019ka sanadkii Wiilal Dhalinyaro ah oo aad ubadani mirqaanka ka nasteen.

30. 2019ka Sanadkii ugu horeeye ee Suldaan Abshir jeel fog loo dhaadhiciyey.

 

BAL ADIGANA DHANKAAGA AKHRISTE KUDARSO 3 QODOB OO SANADKII 2019 KA AAD KU XASUUSATO.

 

WQ: Abdirahman Sh. Muse Osman

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker