Waa kharidadda lafteedii. Keene iyo kordhiye.

Waa kharidadda lafteedii.

Keene iyo kordhiye.

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waa khariidadda lafteedii

Uu ku jabay SIYAAD BARRE bal saaxiib magaranaysaa taa ay sheegeen

Kordhiye. Waar miyuu is yeel yeela yaa cid waliba way garanaysaa

Oo waxay ahayd odaygaa wuxuu tegey khaliijka carabta ee mid waliba

Shacab meel ku xaraystay oo la baxay amiiro iyo boqoro

Dabeed waxay ku soo yidhaaheen waar dadkan yaree aad meesha

Ku haysato boqortooyo ka dhigo qaadkana jooji way kuugu fekera yaane

Sidiibuu is yidhi yeel dee tii ka raacday waa la ogaa.aakiruu ku qabtay

Immika odaygeeni wuxuu ku noqnoqdaa JABUUTI dabeed fariintii carabta

Oo kale ayuu soo qaatay

Waxa uu kula taliyay GEELE waar meesha sidaydaa ka dhig oo dadka si wacan

Ukarbaash waa afrikaanoo way baqdaane cidna haw joojin

Oo yaan cidi kula talisaa jirin taada uun ku muquuni akhirka way la qabsan

sidaydaa ayuunbay magacaaga higaadin.

Saaxiib waanad ka aragtaa inuu bilaabay sheekadii guracnayd

Bal aan eegno wuxuu ku danbeeyo.

 

 

Guuleed liibaan  snm1710 @livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker