Dar Ilaahay Uga Qayb Qaado Dhisme Iskuul : Sunbul Charity Organization
Waxaana halkan laga codsanayaa dhamaan walaalaha Kheyrka jecel in ay ka qayb qaataan dhismaha Dayr lagu wareejinayo iskuulka boarding-ka ah ee Xaaxi ee gobolka Daadmadheedh .
Waxaana lagu soo hagaajinayaa Sunbul Charity Org tell: 4000009 ama 4888855