Soomaaliga Selanow waxan loo howl gelin si yar uma yimaadan lamaana hanto noc kastay tahay?

Somaaliga selanow Waxba ha ku farxin Ninkaa Itoobiyanka ah  iyo Biladda  uu ku mutaystay Xalinta  dhibatadda dhextaal Dalkiisa uu Ra iisal wasaraha ee  Itoobiya iyo  Eriterea ee uu soo af-jaray  si yar oo fudud aan cid kale iyo Dalka kaleba fursado uga helin iyo maamus

.

Si guud ogsoonow Dhulkaagii  Qiimaha laha iyo qaayaha  inuu weli  kaa haysto , haddanna Walalkii oo Xumaan u gaar ahi dhexe martay  wax uu doonayey yeelay  siddaasna ay dhinac  cadow kasta iyo cid kasta ka soo horjeeda meel uga wada soo jeeddan.

 

Soomaliga Selanow tii Soomaalidu waa kala jeedda  oo waad ogtahay Somaliland iyo soomaaliya waxa dhexyaal . Waxa inta kuu raac , Soomaliya gaar ahaanteed na  waxa aad u tahay xogo gaal  waxa ka jira iyo sidda ay tahay?

.

Soomaliga Selanow DJabuuti  waa ta soomaalida siyaasada  ku kala dhaqaaqay inay runta u kala sheegto  ku dhici la ee , iyagii is haysta marshuucyo Ha,yadaha Aduunka  kagga dalbanaya  iyo waxa aan dhaamin .

.

Soomaaliga selanow , waa ta intii kale ee  Dhulkaggii yo Ummaddiba  ay cadowga gacantiisa ku jirto   marka ay sidda tahay waxa  kagga Shan iyo  tobban ah ma jirto Abiya Ahmed iyo billadiisa iyo   Walalihisa Eriteria qoddoxdii dhextalay ka guray .

.

Soomaliga selanow  Abiya Ahmed ma ah Nin Soomaliga isla markaan gartay waxa Walalkii oo Soomaaliga dhexyaalay ka garrabay, kunna dhaqaaqay go,aan wax ku ,ool ah  ,halkaan bud-dhigay seeska Nabada iyo   walal-tinimo  daawo deed  iyo turxaan bixin wax kasto  ahayd , kanna door biday  dib soo hilow iyo dib isu aaminid  , ka garaanbid waxii dhacay wax kasto ay ahayeen.

.

Soomaliga selanow Abiya Ahmed  waxa ku dhaqaaqay  guusha na  gaadhsiisay   biladahaha ku  kasbaday Qabiil-nimo ma ah ee waa Muwadinimo iyo ka rusheegida waxa xaqiiqda tahay kunna fadhido taas oo uu hordhigay Ummadiisa  coladda  walalahood inay sii socota iyo iyagoo la heshish  ka u faa,iido badan sidda na Aqoon yahankii wax-garadka iyo golaha Shatci-dejinta Dalkiisa Itoobiya tageereen iskuna  dhinac  taageen in nabad iyo xasilinodeed xalku ku jirro  siddana  waxa abiya Axmed fuliyey  go,aanka isagga ah iyo Mowqifka wax ku oolka ah haykalkii iyo hogaankii dalkiisu la garteen.

.

Soomaliga selanow Abiya Ahmed ma sheeganaayo Hogaanimo sidda Soomaalida oo kale waxa uu sheeganaayo  waxa  tahay iyo awoodeed ah ayuu ku go,aan qaadanaya kunna hiranayaa .

.

Soomaliga selanow  tusaale ahaan Madaxda   Soomaliya ma odhan karran  waxa aan Aqoonsonahay Soomaliland ? Amase ma ku dhaqaaqi karaan mid la mid ah qadiyadii Soomaliland ku dhaqaaday 1960 ?

Soomaliga Selanow maxa u diiday Madaxda  Soomaliya inay garato inta Abiya Axmed ka itoobiya gartay  kanna gun-gaadhay assago ahaa ra,iisal wasaare 5 billood ka waxa  yar halkaan ku soo af-jaray coladii iyo cun-figii xuma ee dhiig baxa  dhimashadda iyo Xanuunka badnna u dhaxeeyey Itoobiya oo uu yahay Madaxa Hogaanka ugu sareeya iyo walalihiisa Eriterea .

 

.

Soomalig selanow   maxa iyaddana diiday  Soomaliland la timaado mid  mowqif iyo hanaan ay ku hanaan karto Soomali oo dhan  halkaan  Qadiyadeed iyo hadafkeeda uga dhaadhiciso? Sidda oo kale max aka hortaan inay Soomaliland ka qayb noqoto dib u dhiska  soomaliya si loo helo Dwalad nadaam leh oo somaliya ka hanaqaad markaan waxii Somaliland kagga xidna  kala xaajooto ?

.

Soomaliga selanow Marka ay  Soomaliland u Aqoonsan tahay Soomaliya Dawlad jirta isla markaan ay deris yihiin wakhti ay midow ahayeen balse midowgaassi noqday mid aan hodmin aakhirkiinna  guul-darrada lagu kala dhaqaaqay ku danbeeyay.

.

Soomaliga selanow markale  maxa u diiday DJabout inay qaadato kaalin mug leh oo ku waajib ah inay qadiyadda Soomaliland iyo Soomaliya ku dhaxeeya ay ka run sheegto beenta iyo ka xabkaykaydiga  iska dhaafto si ay u hesho walalaheed oo nabad ah oo wada socda mid walibanna yahay Jamhuuriyad taabo-gal ah  oo iyadda agtaan  halkaan hiil iyo hoobba la isla garabtaago dhulkeena iyo Ummadeed maqan ee xoga laynagga haysto.

.

Soomaliga selanow  waxa aan ku leeyahay waxba ka ku farxin Ninka Itoobiyan nolashooda iyo wanaagood ka talinaya ma ah Inamadaadii soomaalida ahaa ee aad ogtahay halka ay kala marayaan iyo mid waliba gaar waxa uu la Nool yahay ee daruuf ah iyo xaladaheed ah .

Fikerka horta ah ee Muwaadinka  .

abokorm@hotmail.co.uk

Abokor I Mohamud.

Waa Bilaahi Towfiiq.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker